waxaan halkaan ka salaamayaa gabdhaha muslimiinta ah dhamaan oo jooga daafaha caalamka gaar ahaan waxaa siqaasa ula hadlayaa gabdha soomaaliyeed walaalayaal waxaan idii sheegayaa arin aad u culus waxaan idin farayaa ale cabsidiisa .aynu deyno xanta kibirka isla wayni aan xooga saarno masaakiinta aan isu naxariisano si uu ilaahay raali nooga noqdo walaalayaal waa inay diinta baranaa si aan ilaahay naxariistiisa aan uhelaa walaalayaal xijaabka si sax ah haloo qaato oo ale halaga baqo
gabdhaha waxaan leeyahay walaalayaal samirk aad ilaahay dartiis u samirtid oo aad ilaaiso waxay diintaadu ku farayso ayaa la doonayaa waayo ma ogid waqtiga taadu geleyso hadii aad hooyo tahay waxaa larabaa inaad ilaaliso tarbiyada caruurta aad hooyada u tahay taas oo aad ku helaysid xasano tarbiyo toosan si aad u soosaarto jiil xamalata kitaab oo aad bartay quraaanka kariimka ah waxaa kaloo lagaa doonayaa inay caruurtaadu kugo dayato haday gabdho yihiin sida xijaabka ka run sheegida xaqa iyo inaadan caruurta hortooda aanad xamanin qalqiga ilaahay oo aad liisaankaaga xafidid walaalayaal hadii aad carabkaa digriga ale aad ku badisi waad liibaaneysaa sida istigfaarta sida subxaanalaah oo tiraahdo maalintii boqol goor waxay la xasanaad tahay sideed boqol ooxasano walaalayaal sida subxaanalaah wabixamdihi boqol mar laa ilaaha ilaahwaxdaho laashariikalah boqol mar suxaanalaah wabixamdihi boqol mar istagfurlaa wa atuubu ileyhi boqol mar walaalayaal taas oon xasanaad keeda lasookoobi karin abaayo waxaad tiraahdaa subaxdi marka hore akhri aayadtul kursi marka xiga sadex goor qulhuwale sadex mar qulacuudubirabil falaq sadex mar suuratul naas sadex mar markaas waxaa aqrineysaa asbaxnaa asbaxal mulkililaah walxamdulilaa laa ilaaha ilalaahu waxdahuu laa shriikalah lahul mulk walahulxamdu wahuwa caalaakuli sheyinqadiir rabi as alaka qayra maafii haadaa yoom wa qayra maabacda rabi acuududu bika shara maa fii haadaa yoom wa shara maa bacda rabi acuudu bika minal kasal wasuu ukibar wa acuudu bika min cadaabi naar wacadaab qabri alaahuma bika asbaxnaa wa bika amseynaa wa ileyka nushuur bismilaahiladii laa yaduru maca ismihii sheyan fil arlii walaa fisamaa i wahuwa samiicul caliim sadex mar ayaad aqri nesaa tan ugu danbesa mark walaalayaal taasi waa adkaartii subaxdii waxaad akhrinesaa marka aad subaxa aad dukato hedii ale uu yiraahdo tan habeenkii ah waa asmseynaa wa amsiyalmulku liaah walxamdulilaah wa laa ilaaha ilalaah waxdahuu laashariika lah lahulmulku walahul xamdu wahuwacalaa kuli shey in qadiir rabi as alaka qera maa fii haadihi leylah wa qera maa bacda rabi acuudu bika minal kasal wasuu il kibar rabi acuudu bika min cadaabi naar wa cadaabil qabri alaahuma bika amseynaa wa bika asbaxnaa wa ilaykal masiir bismilaahi ladii laayaduruhuu maca ismihii sheyin fil arlii walaa fi samaa i wahuwa samiicul caliim sadex mar ayaad ku dhawaaqaysaa intaasi waa adkaartii oo dhan waad mahad san tihiin .
walaalayaal waad salaamantihiin salaanta islaamka aslaamu calaykum salaan kabacdi hadii xusun aad dareemesid ama marka hore ayada ha ugu horeeya waxay ka heleysaa deganaan inshallah .
halkaan taabo si aad kitaabka u aqrisatid